Date:
2018-04-18
2018-04-18
Size:
9.8M
Category:
Books & Reference
Books & Reference
OS:
Android
Android
Price:
Free
Free
Websitebsite:
http://www.somtab.com
http://www.somtab.com
Requirements:
4.0 and up
4.0 and up
Version:
1.3
1.3
Description - Tafsiirka Sh-Umal - Apps on
.
The Tafsiirka Sh-Umal - Apps on is now available as a free download on Google Play for Android owners. The application is supporting English language. It weighs in at only 10MB to download. It is highly advisable to have the latest app version installed so that you don`t miss out on the fresh new features and improvements. The current app version 1.3 has been released on 2018-04-18. The Apple Store includes a very useful feature that will check if your device and iOS version are both compatible with the app. Most iPhone and iPad are compatible. Here is the app`s compatibility information: 4.0 and up
More Info: Find more info about Tafsiirka Sh-Umal - Apps on in Abdirsaaq Macalin`s Official Website : http://www.somtab.com
More Info: Find more info about Tafsiirka Sh-Umal - Apps on in Abdirsaaq Macalin`s Official Website : http://www.somtab.com
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino ...
Excellent but please make this tafsiir available offline Abdirahman Ahmed
It is an excellent app A Google user
Manshallah may Allah grant janatul fjrdowsa sh umal and those people who prepare this app inshallah A Google user
Omg this app is the best jama yusuf
spiritual re awakening A Google user
mashaallah allow noo xifdi culumada gadaashoodana hanafidnaynin Abdi abdullahi aden
Aad yuu ufiican yahay Muhudiin Uuley
g Abdi Abdi
asc Mahamud Shariif
Very helpful Aisha ibrahim ahmed
suuratu Al dukhaan tafsiirkeda kuma jiro markii aad dukhaan ku dhufato xujraat ayuu ka hadlayaa sheekhu marka idinko mahadsan fadlan xal u hela ciladaas ZAYF ZAYF
masha allah idinka iyo sheqa illah ha idinka abal mariyo A Google user
asw walal tafsiirka surada ad dukhqan aya kamaqan booskeda suradkal aya gilisen ee sax walal mahadsanid Mohamed Hassan
masha allaah ilaah cumri dheer iyo cibaado suuban sh umal A Google user
Masha Allah waa macalinkayga kheyr Allah siiyo sheikh umul Maano Ali
I love it ilaahay ha barakeeyo sheikheena A Google user
mashallah jazaka allah A Google user
mashaAllah mohaz4lyf
jazaakumullaah Abdikarim Mohammed
ayaan Ayaan axmad Happy
asc Ardo Jookar
fadlan u sameeya downloads codka ah dadka marwalba qad maheestan Abdullahi Abdi Samatar
I love this app Mashallh barakaalh fiikum A Google user
Illaahay ha xifdiyo sheekha Idinkana ajar ha idinka siiyo A Google user
Mashallah ilahaya hakuxiftiyo sheekhuna Halimo Said
Mnsh Allh A Google user
Waan idiin hambalyeeynayaa waad badasheen appki hore ee ku dhex lumi jirey mobilka hadii call kuusoo dhacana iska daarnaan jirey midkan waa heer sare Allaha nagi wada anfaco adinka iyo anagaba Shiikhana Allaha xafido MUDANE SOOYAAL
Manshallah runtii waan jeclahay appkaan tafsiirka ah Wuuna i anfacay alxamdulilah Sheeqena illah ajar iyo xasanaad aan la soo kowi karin ha siiyo aamiin A Google user
Wa Masha Allah runtii sheekha iyo intii application kan kasoo shaqeysay Allah ajar haka siiyo Annagana kuwa ka faaiiseysta Allah hanaga yeelo Aziz Bahati
Waa cajib illah Ha idhinka ajir siiyo waa nadam sanyahy Asad Mohamud
Masha allah ilahay hakaa abaalmariyo shekhow aduun iyo aakhiriba Jamiila Xasan
surada luqman ayada 29 ila dhaamadka we maqan tahay boqorada galmudug
Allaha idinka abaal mariyo A Google user
Mashallah I was waiting this app Dishote Calaf
waan kahelay runtii A Google user
Walahi saan u farxay markasan arkay sheekh umal waa ninka aan u jeclahay sharaxiisa xafidahulahi aaad ayaad umahadsantihiin waayo waad abdate garayseenba waagi hore haduu talefan kusoogalo wuu kadhex soconjiray hadad kavaxdana maadan qabankarayn runtii aadban idiinka mahad celinayaaa Maasha alaah maalagusoo celiyay masca mo